GOOBTA
Nova Hall, Benaadir, Hodan District, Mogadishu
GOORTA
8am – 3pm, 04, 05 May, 2025
MACALLINKA
Mohamed (Founder: iM252) + Caawiyeyaal
TIRADA ARDEYDA
100 People

Xog Kooban

Wax ka ogow xirfadda Digital Marketing-ka.

Dad badan ayaa aaminsan in Digital Marketing-ku yahay hal xirfad, balse, xaqiiqdu waa in ay tahay takhasus ay soo hoos galaan xirfado badan oo aan ka dhicin, waxa ay sidoo kale dallad u tahay oo ay kulmisaa aqoon kala duwan sida IT, Computer Science, Business, Leadership, Management, Arts iyo kuwa kale. Sidaa darteed, qofka barta Digital Marketing waa qof leh aqoon isku dhaf ah.

Haddii aad tahay shaqsi, shirkad, hay’ad ama dowladba, xirfaddan waa mid ku afacaysa maanta iyo berriba, waayo waxa aad ku baraneysaa sida aad u suuq geyn lahayd naftaada, shirkaddaada ama fikraddaadaba!

MAALINTA SEMINAR-KA WAXAA KA HARSAN

Jadwalka Seminar-ka

Ogow waxa aad baraneyso & waqtigeeda
Foundations of Marketing
07:40am - 09:40am


Marketing Basics
  • What is Marketing, Digital Marketing? What, Why & Who?
  • Traditional Marketing vs. Digital Marketing
  • Print Marketing (Brochures, Flyers, Billboards)
  • TV/Radio Ads
  • Newspaper Marketing
  • Direct Mail
  • Word of Mouth Marketing
  • Guerrilla Marketing
  • Street Marketing
  • Creative Low-Budget Tactics.

Core Types of Marketing
  • Inbound Marketing
  • Outbound Marketing
  • Integrated Marketing
  • Geo-Marketing

Digital Marketing Channels
09:50am - 09:55am


Social Media Channels
  • Top Platforms & Their Unique Strengths:
  • Facebook
  • Instagram
  • TikTok
  • LinkedIn
  • Pinterest
  • Youtube
  • Content Development (Strategies & Tactics)
  • Videos, Podcasts
  • Why We Post
  • Monitoring & Analytics (Track What Works)

Direct Communication Channels
  • Email Marketing
  • SMS Marketing
  • WhatsApp Marketing
  • Push Notifications

Search & Advertising
  • SEO
  • SEM/Paid Ads
  • Video Marketing
  • Display Marketing (Google Display Network)

Website & Digital Partnerships
10:00am - 11:55am


Website Wins
  • Why Websites Are Vital?
  • Website Requirements
  • Turn Visitors into Customers
  • Web Analytics

Partnering for growth
  • Influencer Marketing
  • Affiliate Marketing

Emerging Trends & Tools
  • AR/VR Marketing (Interactive Experiences)
  • AI Tools (ChatGPT for Content, AI Image and Video Generators)
  • Voice Search Optimization

Content & Digital Strategies
08:00am - 10:10am


Build Your Digital Strategy
  • Set Goals & Target Audience
  • Budgeting Basics (Where to Spend for Maximum ROI)
  • A/B Testing (Test Ads, Emails, Landing Pages)

Emerging Tools You Should Use
  • Top Free Tools: Canva, Google Analytics, Mailchimp
  • Paid Tools: SEMrush, Ahrefs, HubSpot, Brevo, etc.
  • Know When to Upgrade

Personal & Business Strategy
10:25pm - 12:00pm

  • What is Branding?
  • Personal Brand: How people see you online.
  • Business Brand: Your company’s identity.
  • Why it matters: Strong brands charge more.

Build Your Personal Brand
  • Defining Your Superpower
  • What makes you unique?
  • Create a personal tagline
  • Online Presence
  • Personal Website/Portfolio
  • Content That Builds Authority
  • Networking & Thought Leadership
  • Engage in online communities
  • Collaborate with influencers or brands for visibility.

Finalization
02:50pm - 03:20pm

  • Home Work
  • Q&A (Ask more, know more)
  • Refreshment & Group Photo

XOGTA MACALLINKA

Mohamed, waa hal-abuure, macallin iyo xog abuure in ka badan 8 sano. Waxa uu muddadaas illaa maanta ka shaqeeyaa dunida digitalka qeybeheeda kala duwan. Waxa uu macallin iyo xog-sameeye ka yahay baraha digitalka ee iM252 iyo iM252 Academy oo ay ku xiranyihiin in ka badan 500,000 oo qof. Ka faa’ideyso khibraddiisa Digital Marketingka, kana baro farsamooyin iyo xog badan.

Mohamed Nur Hussein

Mohamed Nur Hussein

Speaker, Lecturer

HABKA ISDIIWAAGELINTA

Si aad isaga diiwaangeliso seminar-kan soconaya 2da maalmood, fadlan daawo muuqaalkan hoose ama nagala soo xiriir +252617993344